Talo soo jeedin ku saabsan HIV iyo AIDS iyo Dunida shaqada, 2010 (No. 200)/Recommendation concerning HIV and AIDS and the World of Work, 2010 (No. 200), unofficial translation in Somali

Buugyarahani waxa ku dhex jira qoraallada talo soo jeedinta ee ILO ee la xiriira HIV iyo AIDS iyo Dunida Shaqada, 2010 (Lam. 200), iyo Qaraaradii la socdey ee lagu hormarinayey laguna hirgelinayey Talo soo jeedinta kuwaas oo ka tarjumaya taageerada xoogga leh ee Qaybaha Saddexleyda ah ee ILO ay u hayaan.

Detalles del recurso

17 de Bisha Lixaad de 2010

PDF 3.98 MB

Más detalles

Referencias

  • ISBN Print: 9789221238195
  • ISBN Web PDF: 9789221238201