Siyaasadda Qaran Ee Socdaalka Shaqada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada
Siyaasadda Qaran ee Socdaalka Shaqada ee Soomaaliya waxay qeexaysaa qaab dhammaystiran oo ay wadaagaan dowladda iyo bulshada si loo xoojiyo maamulidda socdaalka shaqada si waafaqsan heerarka shaqada ee caalamiga ah. Waxay dejinaysaa ujeeddooyin istiraatijiyadeed oo lagu horumarinayo socdaal ammaan ah, nidaamsan, oo sharci ah, korna loogu qaadayo horumarinta iyo aqoonsiga xirfadaha, laguna ballaarinayo ilaalinta shaqada iyo bulshada ee shaqaalaha muhaajiriinta iyo qoysaskooda, laguna nidaaminayo shirkadaha shaqo-siinta gaarka ah, lagu xoojinayo nidaamyada xogta socdaalka shaqada oo ay ku jirto (LMIS,) lagu taageerayo soo noqoshada iyo dib-u-dhexgalka, isla markaana lagu kobcinayo ka-qaybgalka qurba-joogta. Siyaasaddu waxay sidoo kale faahfaahinaysaa habraacyada hirgelinta, ikhtiyaarrada iyo kala doorashada maalgelinta, istiraatijiyadaha isgaarsiinta, iyo qaab-dhismeedka kormeerka iyo qiimaynta, iyadoo u aragta socdaalka shaqada inuu yahay asaaska shaqo sharaf leh, horumar qaran, iyo isku duubni bulsho ee dalka.
Additional Details
References
- DOI: https://doi.org/10.54394/ZQHQ2931
- ISBN Print: 9789220430439
- ISBN Web PDF: 9789220430446